Deeq A. Posted April 5, 2023 Alle ha u naxariisto waxa dalka Turkiga ku Geeriyooday Ismaaciil Maxamuud Hurreh Buubaa. Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa tacsi u diray ehelka, Qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo maanta ku geeriyooday magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiya. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites