Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president receives a delegation from Sweden Pics

Recommended Posts

Madaxweyne Siilaanyo maanta Huteel Ambaasidoor Kula kulmay Wafti balaadhan oo ka socda Dalka Sweden

posted by: Webmaster

 

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

Republic of SOMALILAND

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

 

Date: 01/November/2010

 

War-Saxaafadeed

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa Maanta Hotel Ambassador kula Kulmay Wefti Balaadhan oo ka Socda Dawlada Sweden.

 

 

weftigan oo ka Koobnaa Affar (4) Safiir oo ay Hogaaminayso Ambassador Ann Dismorr, waxa uu Madaxweynuhu uga waramay xaalada Guud ee Nabadgelyo, Dhaqaale iyo Siyaasadeed ee Somaliland Madaxweynuhu waxa uu Weftigan uga Waramay Taariikhda Dalka iyo Heerarkii uu soo maray Dalku oo dhan.

 

 

DSC092631.jpg

 

 

Madaxweynuhu waxa uu Weftiga uga Mahadnaqay Ujeeddada Socdaalkooda oo ah in ay u kuur galaan Baahida Horu-mar ee uu dalku Qabo iyo Kaalinta ay Dawlada Sweden ka geli karto.

 

 

DSC09276.jpg

 

Madaxweynuhu waxa uu Weftiga uga Xaal waramay Halka ay Haatan marayso Somaliland, Dadaalka ay la timid iyo Baahida ay u qabto Gacan qabashada Beesha caalamka.

 

 

Waxa kale oo uu madaxweynuhu uga waramay Weftiga Xidhidhka ay Somaliland la leedahay Wadamada Gobolka oo uu sheegay inuu yahay Xidhiidh aad u wanaagsan isla markaana ay Wadamadaa iyo Somaliland Dhinacyo Badan iska kaashadaan oo ay ugu muhiimsan yihiin Adkaynta Nabad gelyada Gobolka iyo Ganacsigu.

 

DSC09277.jpg

 

 

Weftigan oo Somaliland ku jooga Booqasho laba maalmood qaadanaysa ayaa Madaxweynaha iyo Somaliland ku Boogadiyey Heerka ay Maanta Joogto Somaliland Hanaanka Dimu-quraadiyada ee sida wanaagsan uga Hir-galay, Nabad-gelyada iyo Dedaalka ay ku xaqiijisay inuu dadku wax qabsan karo waxaanay Sheegeen in ay Dawlada Sweden diyaar u tahay in ay Somaliland wax kala qabato dhinacyo badan oo Horu-marka ah sidaa Awgeedna uu Weftigoodu halkan u yimid inuu u kuurgalo Dhinacyada ay Dawladoodu ka caawinkarto Horu-marka Somaliland ka socda.

 

 

DSC09295.jpg

 

 

Weftigu inta ay dalka joogaan waxa ay kulamo la yeelan doonaan Wasaaradaha Maaliyada, Qorshaynta, Khaarajiga, Madaxda Xisbiyada Siyaasada, Baarlamaanka, Ururada Saxaafada Madaxa Baanaan iyo Hay’ado kala Duwan

 

 

Dhinaca Somaliland Waxa Madaxweynaha Kulankan ku wehelinaayey Madaxweyne Ku xigeenka JSL, Wasiirada Arrimaha Debeda, Qorshaynta, Warfaafinta iyo Maaliyada iyo Duqa Caasimada

 

 

Xubnaha Weftiguna waxay kala Ahaayeen Sidan :-

 

 

Ambassador Ann Dismorr Head of the Swedish Mission in Kenya

 

Ambassador Marika Fahlem Special Envoy for the Horn of Africa

 

Ambassador Ms. Elisabet Hedin In Charge of Development Cooperation to Somalia & Somaliland

 

Ambassador Joran Bjallerstedt Special Envoy for to the Somalia process Embassy of Sweden, Nairobi

 

 

ALLAA MAHAD LEH

 

 

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

 

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ I feel sorry for the guy responsible for air traffic control in Cigaal Airport. Dhiyaaradaha saaf bay o wada galeen. Xabbad uu cliyo na ma jirto. Waa Sweedish, waa Danish, Waa ingrees. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Mudane Silaanyo waa nin wanaagsan oo dadkiisa iyo wadankiisa si daacad oo habsami wax ugu qabta. I commend him and his new Govt for the progress made so far. The Berbera port, the Livestock market in Burco is overflowing and the economy is extremely in good shape compare to a year ago. I think our mini recession is over. May the Lord continue to strengthen our Somaliland and Insha Allah all Praise is due to the All Mighty lord of the Worlds, Allah Subxaanahu Watacalaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOMALILAND: Swedish diplomats arrive in Hargeisa

 

HARGEISA (Somalilandpress) — President Ahmed Mohamed Mohamoud hosted a Swedish delegation consisting of four ambassadors in his residence in the capital Hargeisa on Monday.

 

A press release by the Presidential Spokesman, Mr Abdullahi Mohamed Dahir ‘Aukusow’ said the delegates will be in the country for a two-day official visit and will hold independent talks with the Department of Finance, Planning, Foreign Affairs, leaders of the three political parties, members of Parliament, the press and aid agencies.

 

The President warmly welcomed Ambassador Ann Dismorr, Head of the Swedish Embassy in Nairobi, Ambassador Marika Fahlem, Special Envoy for the Horn of Africa, Ambassador Elizabeth Hedin, In Charge of Development Cooperation to Somalia and Ambassador Joran Bjallersted, Ambassador for Somali peace process.

 

President Ahmed briefed the visiting diplomats about Somaliland’s history, democratization process, stability and challenges it faces. The two sides then discussed areas of common interest and development co-operations.

 

The statement added the Swedish delegation were on a fact-finding mission to gathered data on areas Somaliland needs with Sweden’s assistance. The delegation disclosed that the Swedish government was ready to boost their development assistance for Somaliland after the successful election and transferring of power.

 

The Swedish delegation said their government was committed in supporting democracy, stability and development in the region and in the ongoing war on terror.

 

The Swedish visit comes week after a delegation from Denmark left the country after they agreed to also boost assistance for Somaliland.

 

The European visit follows recent announcement by Washington where it said it was outlining a new two-track approach towards Somaliland and Somalia. The U.S. Department of State revealed it was willing to engage with the government of Somaliland in order to combat the threat of al-Shabaab militia and the piracy in the Somali coast.

 

The West has hailed Somaliland’s recent elections, its ongoing efforts to combat piracy and the stability it has maintained for the last two decades.

 

Aid for Somaliland by Western nations is expected to double in the next year while a number of United Nation agencies are expected to shift their operations from the Kenyan capital to Hargeisa. The U.S. which previously provided Somaliland with $7 million in aids said this year it was providing over $26 million. Sweden is also one of the top three aid donors to Somaliland after the U.S. and the United Kingdom.

 

An American delegation consisting of diplomats and aid workers is expected to arrive after the Swedes

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by NGONGE:

^^ I feel sorry for the guy responsible for air traffic control in Cigaal Airport. Dhiyaaradaha saaf bay o wada galeen. Xabbad uu cliyo na ma jirto. Waa Sweedish, waa Danish, Waa ingrees.
:D

Join the Queue. Everyone wants to shake Xaaji Axmed's hand these days.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this