Sign in to follow this  
Deeq A.

Qiimaha shidaalka caalamka oo si lama filaan ah sare ugu kacay+Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

Qiimaha shidaalka caalamka oo si lama filaan ah sare ugu kacay+Sababta

Waxaa sare ugu kacay qiimaha Shidaalka aduunka, kaddib markii shirkadaha ugu waaweyn caalamka ee dhoofiya shidaalka ay ku dhawaaqeen inay hoos u dhigayaan wax soo saarkooda.

Qiimaha saliida ceyriinka ah ee Brent, ayaa kor u kacay in ka badan boqolkiiba shan.

Kororka ayaa yimid kaddib markii dalalka ku bahoobay ururka OPEC, oo ay ku jiraan dhowr waddan oo Khaliijka ah, Ciraaq iyo Ruushka ay ku dhawaaqeen, inay jarayaan wax soo saarka in ka badan hal milyan oo foosto maalintii.

Qiimaha saliidda ayaa sare u kacay bishii Febraayo 2022–kii, ka dib markii Ruushku ku duulay Ukraine,

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this