Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Information Minister Delivers Media Reforms

Recommended Posts

Cowke   

Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo maanta soo saartay qodoba khuseya Warbaahinta Puntland

 

(Garowe) RBC: Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa maanta soo saartay awaamiir ku wajahan Idaacadaha warabaahinta ka howlgasha Puntland kuwaas oo loo jeediyay 13 qodob .

 

Qodobada oo ahaa kuwa loo jeediyay warbaahinta Puntland ayaa waxaa ka mid ahaa

 

1 in Wasaardda warfafinta Puntland ay shir u qabato dhamaan warbaahinadda sida gaarka loo leeyahay ee ka howlgala Puntland.

 

2 Haydda waliba oo warbaahineed waxa ay kulan kaa soo bandhigaysaa barnaamijyadeeda guud ee ay baahiso .

 

3 Wasaaradda waxa ay kulan kaas hayada kasta oo warbaahineed waxa ay ku wargalinaysaa in haydda kasta wasaaradu u sheegto siyaasadeeda cusub oo ay ka mid tahay in warbaahin kasta soo dayn karto oo kaliya wacdiga iyo waanadda Culumada reer reer Puntland.

 

4 Waxaaa mamanuuc ah in la sameeyo gubaabo diimeed oo lid ku ah Dowlada Puntland madama sladhig uu yaahay Puntland ku dhaqanka diinta islamaaka dadkuna yihiin dad islaam ah dastuurka Puntland uu qorayo in Puntland saldhig uu u yahay shareecada islaamka.

 

5 Wixii naseexa diineed ah oo loo jeedinayo Dowlada Puntland waa ay soo dhawaynaysaa hasayeeshee nasteexadaa waa in dowlada si toos ah loogu jeediyaa iyadoo la marayo wasaardda Cadaalada Puntland.

 

6 Warbaahinta lagama faafin karo Barnaamij ,Bayaan ama baaq ay wadato Hay,add am Uruur Shikhsi iyadoo aan la soo marin wasaaraddah ay arimahas khuseeyaan

 

7 Warbahinta lagama faafin karo ideh Ganacsi oo la xariirta badeecad dhibaata u leh shacabka reer Puntland sida daawooyinka Daroogada iyo wax anshax dhaqanka wax u dhimaya .

 

8 Warbaahintu ma faafin karto warar hor dhac ah oo xaqiiqda ka fog inta laga gaarayo kan rasmig ah ee Dowladu soo sarayso

 

9 warbaahintu Dowlada Puntland lagama faafin karto warar been ah ama aan la hubin

 

10 Hay,adda kasta oo warbaahineed oo Puntland ka howlgasho waaa in ay si wayn uga qayb qaadataa Dhismaha dowlada Puntland

 

11 waxaa la farayaa warbahinta Puntland in ay ka qayb galin kulama siyaasadeed kuwaas oo wax u dhimaya jiritaanka Puntland

 

12 wararka ay baahinayaan Hay,addaha warbaahinta sida loo kala hormarinayo waxaa mar walba mudnaanta leh wararka khuseeya Puntland.

 

13 Waxaa dhamaan la farayaa Hay,addaha warbaahinta Puntland ilaalinta anshax guud ee dad wayanaha Puntland iyadoo looga digayo baahinta sheekooyin waraysiyo iyo bahin arima ka soo horjeeda dhaqanka shacabka Puntland iyo dintiisa.

 

RBC NEWS

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

This is very worrying. Is Puntland entering a dictatorial age? This is not good signs of what is to come in the future.

 

I totally condemn Puntland Minister of Information regulating the media in such a way which is not apart of our traditions nor way of life. The media must remain free muxafid and mucarad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Well I know of 2 weekly newspaper. Shacab(Garowe Based) and War ogaal (Bossaso Based)

 

According to a PDRC research report done in 2004. Puntland had 11 weekly papers in back then but I am not sure if that is the case now. However I can vouch for those two newspapers I noted because they are around and their could possibly be more newspapers that I don't know of.

 

Anyways Reading this pdrc document will get you started.

 

http://www.pdrcsomalia.org/publication/MEDIA.FRII.pdf

 

Read page 4 and page 30 which should give you basic understanding however I can not vouch that all of those newspapers are opened today.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this