Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo ka hortimid khidmado dowlada Soomaaliya ku soo rogtay shirkadaha Isgaarsiinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Puntland ayaa ka hortimid khidmadda dheeriga ah ee dowladda Soomaaliya ku soo rogtay shirkadaha Isgaarsiinta dalka.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Isgaarsiinta Puntland ayaa lagu caddeeyay in aanu go’aankaasi khusayn dhinaca Puntland.

Wasaaradda Isgaarsiinta ayaa sidoo kale ku wargelisay shirkadaha Isgaarsiinta ee ka hawlgala degaannada Puntland in aysan u hoggaansamin go’aankaas.

FB_IMG_1680515206666.jpg?resize=691%2C96 FB_IMG_1680515213557.jpg?resize=662%2C96

PUNTLAND POST

The post Puntland oo ka hortimid khidmado dowlada Soomaaliya ku soo rogtay shirkadaha Isgaarsiinta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this