Jacaylbaro Posted August 24, 2010 Laascaanood-(Qaran News)-Taliye cusub oo markii ugu horreysay tan iyo 1-dii bishii 11-aad ee 2009 dhawaan loo magacaabay qaybta 12-aad ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee jiidda hore, ayaa shalay si rasmiya xilka ugala wareegay Abbaan-duulaha qaybta 12-aad ee Ciidanka oo xilkaa si ku-meel-gaadh ah loogu dhiibay, ka dib markii 1-dii November 2009 qarax Miino lagu dilay Taliyihii qaybtaas Marxuum Cismaan Yuusuf Nuur. Taliyaha cusub ee qaybta 12-aad ee Ciidamada Qaranka Somaliland Col. Cali Barre Xuseen oo hore u ahaa hoggaanka wacyigalinta iyo abaabulka Ciidanka Qaranka, ayaa shalay xilka kala wareegay Abbaan-duule Sardheeye, oo xilkaas sii hayey tan iyo wixii ka dambeeyey geerida Taliyihii hore ee qaybta 12-aad ee Ciidamada Qaranka. Xil-wareejinta uu Taliyaha cusubi xilka kula wareegay oo ay ku ladhnayd xilwareejin kale oo Taliyihii hore ee qaybta 31-aad ee Ciidanka Qaranka Col. Indhabalac uu xilka kaga tirsaday Taliyaha cusub ee loo magacaabay qaybta 31-aad ee Ciidamada Qaranka Ismaaciil Faarax Cawaale (Doolaal). Isla markaana, xil-wareejinahaas oo lagu qabtay Taliska qaybta ee jiidda hore (Bariga Sool) ee Ciidanka Qaranka, waxa ka soo qaybgalay Taliyaha Agga Bari, Saraakiil ka tirsan hoggaanka Taliska guud ee Ciidanka, Waxaana taliyaha cusub ee qaybta 31aad jiida hore ee ciidanka qaranka loo magacaabay Ismaaciil Faarax Cawaale(Doolaal), waxaanay halkaa kala hadleen Taliyayaasha xilka la wareegay qaybaha Ciidanka ee Taliska Jiidda hore ee Bariga Gobolka Sool. Si kastaba ha ahaatee, Taliyaha Booska Taliyaha qaybta 12-aad ee Ciidamada Qaranka, ayaa Taliyahan shalay xilka la wareegay ka hor aan loo magacaabin Taliye buuxa, ka dib markii 1-dii November sannadkii aynu soo dhaafnay ee 2009, lagu khaarajiyey weerar Miino ah oo waddo uu marayey loo dhigay Taliyihii qaybtaas 12-aad Allah ha u naxariistee Marxuum Cismaan Yuusuf Nuur, kaasoo dhawr Askari oo Taliyaha geeriyooday la socdayna ku dhaawacmeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 24, 2010 Good news Which other gobols are left to have new police commander and Military commander Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muriidi Posted August 24, 2010 interesting facts from police : as a citizen you can be outside cop-jurisdiction ! or one can be a part of police-jurisdiction , but one can go politically-immune.. but police have special ways of dealing with that . -------------------- here's som'n from "ahlu jaamica wa suuna" mzuri Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muriidi Posted October 10, 2010 video deleted ..here again _____________---________---_________ kuwan yaa nooga tarjuma ? walal waxay ku leyihin .. Quote Share this post Link to post Share on other sites