Sign in to follow this  
Deeq A.

Mashruuca “Berbera Corridor” maaha hadyad bilaash laynoo siiyey balse waxaynu ku gadanay saami aynu Dekedda Berbara ka bixinay…Af-hayeenka Xisbiga Waddani

Recommended Posts

Deeq A.   
Mashruuca “Berbera Corridor” maaha hadyad bilaash laynoo siiyey balse waxaynu ku gadanay saami aynu Dekedda Berbara ka bixinay isla markaasna aynu sharkado shisheeye ah maamulkii iyo gacan ku hayntii dakaddeena ku wareejinay.
Waxa laysku oogaa bulshadi filaysay in mashruucaas aynu ka hello kaabayaal dhaqaale oo dhaxal gal ah.
Waxa ayaan darro ah in ay roobabkii ugu horeeyey waddadii iyo birijyaddii ama buundooyinkii maydhaan.
Waxa mashruucan ka muuqata maamul xumo, masuuliyad darro iyo musuqmaasaq.
Dadka arinkaa ka masuulka ah waa in la soo qabtaa oo Xeerka Ciqaabta lagu dacweeyaa. Laakiin nasiib darro ma filayo in xukuumaddan ku mashquulsan dhalinyarada Baraha Bulshada wax ku qora in ay talaabo ka qaadayso xadtooyada qaran ee ay biyuhu bulshada tuseen.
Maxamuud Aadan Jaamac “Galaal”
Xoghayaha Warfaafinta xisbiga WADDANI
338935682_592781616123461_80781994948754
338197996_1218296672154273_1592844877999
338966295_929766751510500_72815165065792
338917245_756953306059632_48051641932932
338992087_1420242792065565_3488461713276

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this