Sign in to follow this  
Deeq A.

Maraykanka oo cuno-qabatayn ku hanjabay haddii Doorashada Madaxtooyada Somaliland la qaban waayo.

Recommended Posts

Deeq A.   

 Maraykanku ayaa si cad sheegay in uu ka walaacsanyahay dib u dhaca doorashada madaxtooyada ee Somaliland, wuxuuna soo jeediyay in miiska lasoo saaro qorshihii doorashada, dhanka kale wuxuu ku hanjabay in aanu dal ku galka Maraykanka siin doonin cidkasta oo loo arko in ay caqabad ku tahay qabsoomideeda.

Warka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa laga hadlay arrimahan, muddo 24 saacadood ah gudahood waa markii labaad ee Maraylanku ka hadlo qabsoomida doorashooyinka Madaxtooyadda Somaliland oo dib u dhac ku yimid, halkan hoose ka Daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this