Sign in to follow this  
Deeq A.

“Waxaan aaminsanahay, in xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi, ay muddo dheer ku eegaysay gobolka Sool, muraayad madaw, iyo Siyaasad madhalays ah..”

Recommended Posts

Deeq A.   

“Sool waa in lagu eego Muraayad cad, iyo Talo mug leh.Waxaan aaminsanahay, in xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi, ay muddo dheer ku eegaysay gobolka Sool, muraayad madaw, iyo Siyaasad madhalays ah.

Sidaa darteed, mar haddii aynu aragno madhaxii arrintaa, maanta waxaa lagama maarmaan ah in lagu eego, muraayad cad iyo talo mug leh, oo aan lagu  madiyeyn maamulka  jira ” siyaasi Maxamuud Xaashi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this