Xaaji Xunjuf Posted October 1, 2010 Ganacsate Reer SSC ah oo lagu Dilay Magaalada Bosaso waxaa xala oo tarikhdu ay ahaayd 29/09/2010 sacada geeska afrikada barii ahayd waxaa magaalada. boosaaso lagu dilay Farax Sanyare X. Diiriye ka dib markii u salaada cishe ka soo baxay masaajidka. Marxuumka geeriyooday oo gancsade ka ahaa magaalada Boosaaso oo aan ilaa iyo hada wax dilay aan la garanaayn waxaana ilaahay uga bar yaynaa.... n ilaahay naxariisti jano ka waraabiyo eheladu ka tegayna samir iyo iimaan ilaahay ha ka siiyo. halkan waxaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya dadkan hoos ku qoran halkan waxaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya dadkan hoos ku qoran 1.aabe cimaan xaji diiriye 2.adeer ismaacil x.diiriye 3.maxamed boodayre x.diiriye xaaskiisa iyo caruurtisa 4. maxamed osman x. diiriye xaaskiisa iyo caruurtisa 5.yusuf aadan aar xaaskiisa iyo caruurtisa 6.yusuf osman x.diiriye xaaskisa iyo caruurtis 7.clrashiid osman x.diiriye.xaaskisa iyo caruurtisa 8.clcalanle cllaahi xaaskisa iyo caruurtisa 9.ahmed osman x.diiriye xaaskisa iyo caruurtisa 10.sabaax maxamed boodayare 11.buraan maxamed boodayare. 12clrashiid ismacil x.diiriye 13.clrashiid maxamed boodayare 14.bashiir osman x. diiriye 15.caaqil clraxman x.ahmed x.diiriye 16.xildhibaan xuseen yaasiin x.diiriye 17.cali diraac awsahal.xaaskisa iyo caruurtis 19.asad ahmed xaji diiriye 20.mixye diin osman x.diiriye 21.faysa ismacil x.diiriye 22.fadxiya ismacil x.diiriye 23.sahra ismacil x.diiriye 24.hooyo ruun xasan x.diiriye 25.xasan jamac qanbi 26.maxmed tusbax faarah 28.khadija tusbax farah. dhamaan dadkas iyo dadkele oo aan halkan lagu soo kobi karin waxay tacsi tiiraanyo leh uga dirayan dhamaan xaski iyo caruurti . iyo ilma sanyare xajidiiriy geeridi naxdinta lahayd ee ku timi farah sanyare x.diiriye. waxaanu ilaahay uga baryayna ilaahay jana fardoowsa ka waraabiyo. aamin aamin sidoo kale bahdawidhwidh online waxay Tacsi gaar ah u diraysaa dhamaan Reer Sanyare X.Diiriye, waxaanu illaahay ugu baryaynaa farah sanyare x. diiriye in janadii fardoowsa ka waraabiyo, Aamin Aaamin Amiin.......................... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 1, 2010 Bosaso has gone out of hand, may allah have mercy on the dead. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 1, 2010 I know this is for the cheap political scorecard from xaaji xunjuf's part, Laakiin ilaah ha u naxariisto marxuumka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 1, 2010 The guy hails from my region but I believe he was not selectively murdered because of his origin. Bossaso needs more security that is all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 1, 2010 AUN, and may his family find courage at this difficult of times. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 1, 2010 Originally posted by xiinfaniin: I know this is for the cheap political scorecard from xaaji xunjuf's part, Laakiin ilaah ha u naxariisto marxuumka Not at all this is just news from our neigbouring clan enclave. The businessman that was murdered was from somaliland may allah bless his soul. But the security in Boosaaso getting worse by the day that's all Xiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted October 1, 2010 I think you should worry about the rag-tag Hargeisa militias in Oog getting picked off by rival clans. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 1, 2010 Xaaji, Yaa marxuumka SL ka dhigay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 1, 2010 Beelaha Beesha SNM Siilaanyo ee Bariga Burco Oo Weerarro Wareemato Ah Ka Wada Deegaamada Jidbaale, Dhiiri Goobo Iyo Caduur Ee Gobolka Sool. Thursday, 30 September 2010 08:29 Dhiiri-Goobo(Jidbaale.com):-Warar aanu ka heleyno Deegaamada Nugaasha ee u dhaxeeya Xuddun iyo Yagoori ayaa waxaa ay sheegayaan in Beelaha Habar Jeclo iyo Sacad Yoonis ee ***** ay deegaankaas ka wadaan weerarro Wareemato ah, oo ay la beegsanayaan sida la sheegay Geelal Gobolka Cayn laga leeyahay oo dhulkaas u Daran tagtay. Beelaha ***** ayaa waxaa ay iyagoo ka jawaabaya dhacdadii shalay ee ciidamada SSC ay la beegsadeen Saldhig Ciidan oo ku yaal Oog, ayaa waxaa ay deegamada Diiri-goobo, Jidbaale iyo Caduur oo u dhaxeeya Degmooyinka Xuddun iyo Yagoori ka wadaan baadhasho iyo wareemato ay ku doonayaan in ay ku dilaan Ragga wata Geelal Gobolka Cayn laga leeyahay oo Nugaasha u daran tagey. Dagaalkii ay shalay Ciidamada SSC ku qaadeen Saldhigga Ciidan ee Oog ayaan ahayn mid ay dad shacab ah wax ku yeeleen, ayaa haddii ay dhacdo in Beelaha ***** ay waxyeello gaadhsiiyaan dad xoolo dhaqato ah waxaa ay sababti kartaa dagaallo sokeeye, oo ka dhax dillaaca Beelaha iyo dadka Xoolo dhaqatada ah. Jidbaale.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 1, 2010 War DegDeg Ah Ururka SSDF Oo Dagaal Ku soo qaadey Saaxdheer Written by Jidbaale.com Thursday, 23 September 2010 16:15 Saaxdheer(Jidbaale.com):-War hada naga so gaadhaya magaalada Saaxdheer oo hilaadii 65 km koonfur kaga aadan Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ay sheegayaan in uu halkaasi ka socda dagaal ka dib markii Maleeshiyo beeleed ka tirsan Beesha Cumar Maxamuud ay dagaal qaawan ku soo qaadey magaalada gaar ahaan dhinaca uu degan yahay Garaad Jaamac Garaad Cali, waxaana la sheegayaa in dib layskaga caabiyey. Warka aanu ka helayno aaggaas oo aan sidaas u badnayn xiliga oo Habbeen ah awgeed iyo khadka oo aad u u liita ayaan wax khasaare ah wali naloo soo sheegin. Wararkii ugu danbeeyey ee aanu ka helney Dagaalka lagu soo qaadey Saaxdheer ayaa waxa ay sheegayaan in xabbaddii istaagtey, taasi oo socotey muddo nus caas ah, waxaa kale oo uu warku intaas ku darayaa in aagga Tuulada Qoriey iyadana laga soo sheegayo in Ciidamada labada dhinac ay isku hor fadhiyaan, lagana cabsi qabo in dagaal culisi uu Aroortii ka bilaabmo Aag. Waa markii labaad ee Beesha Cumar Maxamuud ay weerar ballaadhan ku soo qaado Magaalo ay dad shacab ahi dagan yihiin, iyadoo dagaalkan kii ka horreeyey ay ku soo qaadeen Tuulada Mutulka Eerigoo oo 25km dhanka hawdka ka sii xigta Tuulada Saaxdheer. Dagaalka ay Beesha cumar Maxamuud soo qaadey ayaa ka danbeeyey colaad dhawr jeer soo noqnoqotey oo Beelaha Bahararsame iyo Cumar Maxamuud u dhexeeyey 5 sano ee ugu danbeeyey, taasi oo ay ku nafwaayeen ugu yaraan 40 ruux, waxaanna ugu danbeeyey dil aaggaasi ka dhacey dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyey. Wixii ka soo kordha kala soco Jidbaale.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 1, 2010 Allsanaag.com Garoowe iyo Hargaysa yeey u heshiiyeen? Saturday, 25 September 2010 16:10 Garoowe:- Diyaarada ay shirkada ku yihiin Qoyska Reer Faroole iyo Itoobiyaanku ayaa hada waxay bilaabaysa duulimaadyo joogto ah oo ay u kala gooshayso Asbuucii dhowr jeer magaalooyinka Axis of evil oo kala ah Garoowe Hargaysa iyo Addis ababa. Maalmahan danbe waxa socda xiriir aad u wanaagsan oo ka dhaxeeya labada Beelood oo kal degta Gobolada Waqooyi bari iyo Gobolda waqooyi galbeed waxaana ugu danbeeyey heshiiskii ay ku kal galeen magaalada Laascaanood oo ay isku waydaarsadeen Gawaarida iyo Ragii ka soo jeeday Beesha Faroole oo horay loogu haystay xabsiyada waqooyiga in ay yihiin Budhcad badeed,halka wiilashii laga afduubay Xeebaha Laasqorey wali xabsiga ugu jiraan maamulka SNM Sidoo kale waxa xabsiyada Mandheera iyo kuwa kale oo gobolada waqooyi galbeed ka buuxa dhalinyaro laga afduubay Magaalada Laascaanooda oo shalay labada Beelood ********** iyo SNM isku dhaafsadeen ragii ay iska haysteen oo qaarkood ahaayeen Budhcad badeed hase ahaatee uuna ka mid ahayn hal qof oo ka soo jeeda Gobolka Sool. Ugu danbayntii maatadan is mahadisay oo in badan magacyo maamul goboleed oo wada shaqayni ka dhaxayso ku dhibaataynayey Bulshada ku nool Sool iyo Sanaag ayaa arintani waxay noqonaysaa mid la soo afjarayo dhowaan ka dib markii bulshadii goboladaas ku nooli ay intoodii badanayd ay hada la socdaan waxa dhacaya Xigasho:Allsanaag.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 2, 2010 Ururka SSDF Oo Dagaal Ku soo qaadey Saaxdheer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 2, 2010 War Miyanaad ogeyn jabhada ssdf laba jeer bay so weerartay gurigi garaad jamac garaad cali garaad jamac eeh ku taala tuulada saaxdheer wa siday wararka u dhigayeen eh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 2, 2010 Ma waxaas oo qosol ah baaba kugu jiray, mahad Alle weeye haddaad ka caafimaaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 2, 2010 Taleexi war nimanka iska celi niyo , qossalka Xunjuf ssdf wax yeeli maye eh ssc na wax u tari maye eh Quote Share this post Link to post Share on other sites