Sign in to follow this  
Deeq A.

Todobaadkaan oo La Saadaalinayo in Roobab ay Ka Da’ayaan Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Xarunta saadaasha iyo digniinaha ayaa soo saartay digniino ku aadan Roobka Gu’ga Todobaadka Afaraad ee Bisha March, waxaana saadaasha ay muujinaysaa in todobaadkaan ay Roobaab fiican ka di’i doonaan qaar kamid ah gobollada dalka, kuwaas oo dhaca gobollada Koonfureed iyo kuwa Waqooyi ee Jamhuuriyadda Federalka.

WhatsApp-Image-2023-03-28-at-17.29.48.jp

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this