Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliska Gobolka Banaadir oo burburiyay warshadii Maandooriyaha Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Booliska Gobolk Banaadir ayaa shaaciyay in ay burburiyeen xaruntii maandooriyaha ee ugu weyneyd Muqdisho.

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir G/sare Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay im hawlgal uu Ciidanka sameeyay lagu burburiyay xaruntaas.

G/sare Mahdi ayaa sidoo kale sheegay in gacanta lagu dhigay qaar kamid ah kooxihii mukhaadaraadka ka shaqayn jiray oo joogay xarunta la burburiyay.

Taliyaha ayaa wacad ku maray in ay si adag ula dagaallami doonaan dhammaan cid kasta oo ku lug leh maandooriyaha noocyadiisa kala duwan.

Halkaan ka daawo Muuqaalka

PUNTLAND POST

The post Booliska Gobolka Banaadir oo burburiyay warshadii Maandooriyaha Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this