Sign in to follow this  
Deeq A.

Mid ka mida Biriishyada Xukumada Muuse Biixi Hirgelisay oo dumay

Recommended Posts

Deeq A.   
Burbur ayaa ku yimid biriijka Jaamacada Camuud oo dabayaaqadii sanadkii 2020 ay xukuumada Muuse Biixi ka hir galisay magaalada Boorama.
Waa biriijkii Labaad ee ay waxyeelo u gaystaan Roobabka ka da’aaya deegaanada Somaliland Xilligan Gu’ga oo bilow ah.
337528588_250592423982292_31588279015439
337540911_1891733454516185_3823698929533
337685168_6820677951292345_5331988587152
337547120_1150207625676578_9147888726012

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this