Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 27, 2023 Mahad Qalaaye iyo Alqabyaala ciidamadooda jirdilay, dulmiyey maskiinkaan. Haddana xarig iyo xabsi bilaa sharci ugu daray. Markuu soo baxayna oo maxkamadii sii deysay, inuu dalka ka dhoofo daryeel caafimaad oo jirdirkiisa keenay dibadda u raadsado waa u diidanyihiin. I think this wariye ku qabiil ah Ikraan inuu wax ka haayo kiiskeeda otherwise sidaan looma daba socdeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites