Sign in to follow this  
Deeq A.

Ururro ka horyimid heshiis ku saabsan Qaxoontiga oo ay galeen Canada iyo Mareykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ururrada u dooda xuquuqda dadka soo-galootiga ah iyo tan shaqaalaha ee Canada ayaa kasoo horjeestay heshiis Jimcihii ay wada gaadheen Mareykanka iyo Canada oo ku saabsan qul-qulka soo-galootiga ee labada dal.

Heshiiska ayaa dhigaya in dadka soo-galootiga ah ay magangalyo waydiistaan dalka ugu horreeyo ee nabdoon ee ay gaadhaan, baddelkii ay uga sii gudbi lahaayeen dal kale.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this