Jacaylbaro Posted September 17, 2007 Dawlada Britain ayaa markii labaad Sagaal Baabuur ugu deeqday Hay’ada Sirdoonka iyo Socdaalka Somaliland Berbera(Qaran)- Dawlada Britain ayaa markii labaad Sagaal Baabuur ugu deeqday Hay’ada sirdoonka iyo Socdaalka Somaliland, Baabuurtas oo shalay soo gaadhay Dekeda Berbera, waxa loo qeybin doonaa Gobolada dalka. Madaxa Socdaalka Gobolka Saaxil Cabdiqani Muuse Maygaag , ayaa sheegay in Lix ka mid ah Baabuurtaasi ay yihiin Land cruiser , halka saddexda kalena yihiin baabuurta loo yaqaano Xaajiyadaha. Baabuurtan Sadax Ka mid ahi waa nooca aanay rasaastu Karin ama xabadu ka soo dusin, baabuurtan Ingiriisku ugu deeqay Hay’adda Socdaalka iyo sirdoonka Somaliland, waxa sida sarkaalkaasi sheegay loo qaybin doonaa gobollada dalka. Madaxa Socdaalka gobolka Saaxil, waxa uu sheegay in aanay ahayn markii u horeysay ee dawlada Britain ay caawiso hay’adda Socdaalka iyo Sirdoonka Somaliland, waxana uu xusay in ay sanadkii 2005 ay ugu deeqeen hay’adaas Lix baabuur hore Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted September 17, 2007 So who ever is driving this car is an Intellegence Agent? Easy for the criminals miyaaney aheen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 17, 2007 Is that one of the cars? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 19, 2007 loooool@north ,,,, but it is a bullet proof which makes the risk lower that should be one of the cars. Quote Share this post Link to post Share on other sites