Sign in to follow this  
Cowke

Former Banadir Mayor Mohamed Dheere Says I Can't Work With Sharif

Recommended Posts

Cowke   

Muqdisho:”Aniga & Kooxda hada Madaxda dalka ka ah mawada shaqeynkarno”Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir.

 

9. juli 2010

 

Muqdisho:(Allpuntland)-Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa markii ugu horaysay ka hadlay fikirkiisa dawlada imika jirta & in uu xil ka qaban karo,wuxuuna sheegey in xukuumada jirta uusan diyaar u ahayn inuu xil Heer wasiir ah ka qabto.

 

Maxamed Dheere wuxuu cadeeyey sababta diiday in uu kamid noqdo xukuumada jirta,waxaana uu sheegey in Xukuumadani ay tahay midii Maxaakimta & ARS-ta,sidaas darteedna uusan isagu lashaqeynayn marna,laakiin uu diyaar u yahay in isaga oo madax banaan uu dalkiisa u shaqeeyo.

 

“Aniga & Kooxda Shariif ee imika dalka hogaamisa mawada shaqaynkarno,waayo Kooxdani waa midi Maxaamiimta oo aanu waagii is dagaalnay aniga oo ahaa Isbahaysigii argagaxiso ladirirka,marka aniga & Maamulkani mawada shaqayn karno xilna iima aysan magacaaban,sidaas darteed anigu shacabkayga waan caawinayaa Dawladana anoo rayid ah baan la shaqeynayaa”Ayuu yiri Maxamed Dheere.

 

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banadir islamarkaasna ahaa duqii magaalo madaxda dalka ee Muqdisho waqtigii Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf wuxuu soo dhaweeyey go’aankii dhawaan kasoo baxay Shir madaxeedkii Igad oo uu ku tilmaamay mid wax ka badali kara xaalada qalafsan ee dalka,isagoo sheegey in Ciidamada imaan doona uu lashaqeyn doono si ay dalka oo dhan uga howl galaan.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this