Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal culus oo ka dhacay degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellada dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa sida la xaqiijinayo saaka aroortii weerar ku qaaday saldhig ciidan oo ku yaalla degmada Ruun-nirgood ee gobolka shabeellada dhexe.

Wararka ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu saldhigaas ku dhex maray ciidamada dowladda iyo dagaallamayaal ka tirsan Al-shabaab.

Faahfaahin sugan weli lagama hayo khasaaraha ka dhashay dagaalka labada dhinac oo mudda saacado ah halkaas ka socday.

Sidoo kale dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyaadka Al-shabaab midna weli kama hadlin khasaaraha dagaalka.

PUNTLAND POST

The post Dagaal culus oo ka dhacay degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellada dhexe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this