AYOUB Posted October 13, 2007 Wasiirka maaliyada ee Puntland mudane Gaagaab oo wafti uu hogaaminayaa beryahaanba ku sugnayd magaalada Laascaanood, ayaa waxa uu halkaa ka wadaa hawlo muhiim ah oo u taageero ugu raadinayo maamulkiisa, iyadoo ciidamada labada maamul ee puntland iyo Somaliland isku horfadhiyaan magaalada duleedkeeda. Balse sida aan wararka ku helayno,wasiirka maaliyada Punland oo xarun ka dhigtay Hotel Hamdi oo ah koonaha magaalada looga baxo dhinaca Garoowe, waxa u baarkin garaysan gawaadhi lacag cusub ah oodhowaan la soo daabacay ,lacagtaas oo loo keenay Laascaanood in lagu kasbado taageerada odayaasha iyo shacabka deegaankaas. Hotel Hamdi ayaa wuxuu noqday suuqa lagu kala bedesho lacagta,iyadoo doolarkii laga waayey magaalada,taasoo lagu bedelanayo lacag dhowaan la soo daabacay. "Go'yaasha shaalka ah ee odayaashu wataan,waxaad ku arkaysaa guntimooyin ka lusha oo aadan garin karin waxa ku guntan" sidaa waxa noo sheegay nin oday ah oo naga codsaday in aan lamagacaabin. "ujeedada ugu weyni waa in uu kala daadiyo qolyaha ka soo horjeeda,wuxuuna u adeegsanayaa odaydhaqamedyada magaalada,isagoo balan qaadaya lacago badan" ayuu yidhi isagoo hadalkiisa swii wata odaygaasi. "lacag dhowaan la soo daabacay" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 13, 2007 maxaa lacag looga baahan yahay sowtii la lahaa reer LA waa wada bugland Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted October 14, 2007 ^^ Did you know that true love asks for nothing Her acceptance is the way we pay As ~ Stevie Wonder Quote Share this post Link to post Share on other sites