Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubno ka mida Golaha Isimmada Dhulbahante oo gaadhey Garoowe+Ujeedka Safarkooda

Recommended Posts

Deeq A.   
Golaha Isimmada SSC-Khaatumo qayb kamid ah oo uu hoggaaminayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa soo gaadhey magaalada Garoowe, iyaga oo halkan ka xaynaya Isimmo dhaqan oo ka socda beelaha Mogadishu Clan iyo Digil & Mirifle ee koonfurta Soomaaliya kuwaa oo tegeya magaalada Laascaanood, si ay u soo arkaan saameynta dagaalka isla markaasna wada-hadallo nabadeed uga dhex bilaabaan SSC-Khaatumo iyo Somaliland.
Isimmada dhaqanka Koonfureed oo taageero ka heleya DFS ayaa la filayaa in ay tagaan magaalada Hargeysa, si ay sidoo kale ula kulmaan madaxda Somaliland.
garaad-2.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this