Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhacdo foolxun

Recommended Posts

Deeq A.   
Waa askari katirsan Booliiska kaas oo qoriga ku taagaya nin ganacsade ah kadib markii uu u diiday inuu ka iibiyo sigaar iyadoo ramadaan tahay.
Askariga ayaa ku amray ganacsadaha inuu ka iibiyo sigaar isaguna wuxuu ugu jawaabay Maya waa Ramadaan ee meel kale ka iibso.
Kadib muuqaalka waxaa laga dhex arkayaa ninkan askariga ah oo qori ku eryanaya ganacsadaha.
May be an image of 2 people

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this