Sign in to follow this  
Deeq A.

Sucuudiga iyo IRAN oo dib u soo celinaya xidhiidhkoodii diblomaasiyadeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka Sucuudiga Faisal bin Farhan Al Saud iyo Iran Hossein Amir-Abdollahian oo khadka telefoonka ku wada xidhiidhay si ay isugu hambalyeeyaan curashada bisha barakaysan ee Ramaanta ayaa isla qaatay inay si degdeg ah kulan fool-ka-fool ah u yeeshaan si loo sii amba-qaado meelmarinta heshiiskii ay dawladda Shiinuhu ka odayeysay ee  dib loogu soo celiyey xidhiidhkii diblomaasiyadeed ee ka dhexeeyey labadan wadan ee xafiiltanka weyni ka dhexeeyo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this