Sign in to follow this  
Deeq A.

Hey’adda Maareynta oo Digniino Kasoo Saartay Ku Saabsan Roobabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran ayaa soo saartay digniino ku aadan curashada Roobka Gu’a oo qeybo ka mid ah gobollada dalka ka da’aya, hey’adda ayaa sheegtay in todobaadka soo aadan laga yaabo in Roobab ay ka di’ikaraan gobollada Bokool, Galgaduud iyo Jubbada hoose.

Hey’adda ayaa dhanka kale xustay in deegaannada hoostaga gobollada Sanaag, Bay, Jubbada hoose iyo Gedo ay heli karaan Roobab, waxaana digniinahaan ay kusoo aadayaan iyadoo todobaadkaan Roobab ka da’ay Baardheere ay ku geeriyoodeen 10 ruux, halka sidoo kale dad lagu waayay.

WhatsApp-Image-2023-03-22-at-22.16.52.jp

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this