Deeq A. Posted March 21, 2023 Hayada Dawlada Saudi Arabia u qaabilsan Bilashada Bisha Ramadaan ayaa Saaka rakibay Qalabkii lagu eegi lahaa ama lagu ogaan lahaa Dhalashada Bisha Ramadaan. Barnaamijka Raadinta Bilashada Bisha Ramadaan ayaa Bilaabmay Goordhaweyd,waxaanu socon doontaa ilaa Maqribka “6:30 pm” Waqtiga Magaalada Makka,waqtigaas oo lagu dhawaaqi doono Natiijada soo baxda “inay Berri la soomayo & in Bisha Shacbaan 30 ku dhamaan doonto”. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites