Deeq A. Posted March 21, 2023 Hoggaanka Booliska Somaliland ayaa sheegay in ay qabteen ninka ku eedaysan in uu dilay Cabdilaahi Cali Axmed, oo ka tirsanaa Booliska Somaliland kaas oo xalay lagu dilay Hargeysa. Booliska ayaa sheegay in ay maxkamad soo taagi doonaan eedaysanaha loo haysto in uu dilay Askariga oo la sheegay in marka la dilay uu ku jiray hawl-gal Ciidan.Booliska ayaa sheegay in baadhista hordhaca ah sheegayso in aan Askarigaasi loo dilin Aano Qabiil. Source Share this post Link to post Share on other sites