Som@li Posted September 16, 2007 Siyaasada Maamul Goboleedka Maakhir State Of Somalia oo lasoo bandhigey. Badhan:- Dowlad Goboleedka Maakhir State of Somalia oo dhowaan ka carutey deegaanada Sanaag iyo Galbeedka Gobolka Bari ayaa waxay soo bandhigtey siyaasadeeda ku saabsan arimaha Soomaaliya iyo sababaha keeney in dib loo dhiso maamulkan iyadoo uu maamulka MaakhirState ahaa mid kasoo Jeeda maamuladii taariikhiga ahaa ee Deegaanadaas. State policies here! Quote Share this post Link to post Share on other sites