Sign in to follow this  
Deeq A.

Biriijka lafaruug oo u dhexaysa Berbera iyo Hargeysa oo waxyeello weyni ka soo gaadhay roobabkii da’ayay shalay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Biriijka (Buundadan) ku yaalla tuulada lafaruug oo u dhexaysa Berbera iyo Hargeysa ayaa waxyeello weyni ka soo gaadhay roobabkii da’ayay shalay.

Biriijkan ayaa ka mid ah kuwa cusub ee Imaraadka Carabtu maalgeliyay kuwaas oo ka mid ah mashruuca weyn ee waddada Berbera Corridor oo la filaayay in si wanaagsan loo hubiyay tayadeeda.

FB_IMG_1679309068177.jpg FB_IMG_1679309064417.jpg FB_IMG_1679309061352.jpg FB_IMG_1679309061426.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this