Sign in to follow this  
Deeq A.

Biriij UAE maalgelisay oo Roobkii u horeeyay si weyn u Dhaawacay+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   
Biriijkan oo ku yaalla tuulada lafaruug oo u dhexaysa Berbera iyo Hargeysa ayaa waxyeello ka soo gaadhay roobabkii da’ayay shalay.
Biriijkan ayaa ka mid ah kuwa cusub ee Imaraadka Carabtu maalgeliyay kuwaas oo ka mid ah mashruuca weyn ee waddada Berbera Corridor oo la filaayay in si wanaagsan loo hubiyay tayadeeda.
337112540_5930555420385756_2282563852457
337124928_1936001240085062_3445809269035
337146081_3580779382245809_5057298784081
337131096_1376226669880789_7181007928687

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this