Deeq A. Posted March 20, 2023 Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa Saakay xukun Toogasho ah waxaa ay ku fullisay laba ruux, kuwaas oo hore dilal u geystay. Xukunka Qisaasta ah oo ka dhacay Cara tuurka Baydhabo ayaa waxaa lagu fuliyay Cabdiraxmaan Cali Xasan Sugow iyo Yaasiin Maxamed Aadan oo dilal geystay. Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa maalinimadii shalay sidaan oo kale xukun ugu fulisay laba shakhsi oo dilal ka geystay Baydhabo. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites