Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumada Muuse Biixi waxay ka meeraysanaysaa doorashooyin inay qabato waxaanay doonaysaa inay ku dhex noolaato dareen ah doorasho Urur & mid Madaxtooyo dhexdooda

Recommended Posts

Deeq A.   
“Xukuumadu waxay ka meeraysanaysaa doorashooyin inay qabato, waxaanay doonaysaa inay ku dhex noolaato dareen ah doorasho urur iyo mid madaxtooyo dhexdooda !!
Doorasho urur iyo mid madaxtooyana maaha waddo lagu dhex noolaan karayo in badan , hadii toban colaadood dhacaana intee lagu sii jiri karayaa ????
Komishanka doorashooyinkuna in ku filan oo ay wax ku kala bartaan way joogeene yagana waxaa laga rabaa inay xalka dalka qeyb ka noqdaan.
Xildhibaan Mustafe Khayreeye.
kheyreeye.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this