Deeq A. Posted March 19, 2023 Anigoo ka xun dagaalkii maanta ka dhacay magaalada laascaanood.Waxa aan Hambalyaynayaa Ciidanka Qaranka JSL ee iska difaacay dagaalkii kooxaha Huwanta ahi kusoo qaadeen,Waxaanan Garaadada ugu baaqayaa in ay Nabada qaatan,wixii tabasho ahna miiska wadahadalka lagu dhameeyo. — Faysal Ali Warabe (@FaisalAliWarabe) March 18, 2023 Qaran News Share this post Link to post Share on other sites