Sign in to follow this  
Deeq A.

F.C.Waraabe oo ka hadlay Dagaalka Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Anigoo ka xun dagaalkii maanta ka dhacay magaalada laascaanood.
Waxa aan Hambalyaynayaa Ciidanka Qaranka JSL ee iska difaacay dagaalkii kooxaha Huwanta ahi kusoo qaadeen,Waxaanan Garaadada ugu baaqayaa in ay Nabada qaatan,wixii tabasho ahna miiska wadahadalka lagu dhameeyo.

— Faysal Ali Warabe (@FaisalAliWarabe) March 18, 2023

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this