Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID- Oo Hambalyo u diray ciidanka Qaranka Garaadadna ugu baaqay

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha xisbiga UCID-mudane Faysal Cali Waraabe ayaa hambayo u diray ciidanka qaranka ee Somaliland ee iska difaacay weerarkii shalay lagu soo qaaday.

Gudoomiye Faysal oo qoraal yar oo kooban soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka ayaa waxa uu u dhignaa sidani hoos ku qoran.

Anigoo ka xun dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Laascaanood. Waxa aan Hambalyaynayaa Ciidanka Qaranka JSL ee iska difaacay dagaalkii kooxaha Huwanta ahi kusoo qaadeen,Waxaanan Garaadada ugu baaqayaa in ay Nabada qaatan,wixii tabasho ahna miiska wadahadalka lagu dhameeyo.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this