Deeq A. Posted March 18, 2023 Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo xoogaga Daraawiishta SSC ayaa ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dagaalka ayaa subaxnimadii hore ee saaka ka bilowda jihooyin kala duwan oo dhinaca bari iyo Galbeed ee Laascaanood. Wararka hordhaca ah ayaa xaqiijinaya in Ciidamada Somaliland dagaalka looga qabsaday maxaabiis iyo gaadiid dagaal. Dagaalka ayaa ad uga culus kana baaxad weyn dagaalladii hore ee ka dhacayay magaalada Laascaanood. PUNTLAND POST The post Dagaal culus oo ka socda duleedka magaalada Laascaanood appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites