Sign in to follow this  
Deeq A.

Afhayeenkii kooxda TPLF Getachew Reda oo loo doortay madaxweyne maamuulka Tigree.

Recommended Posts

Deeq A.   

Afhayeenkii kooxda TPLF Getachew Reda ayaa loo doortay madaxweyne ku meel gaadhka ah ee maamuulka Tigree.

Ninkan oo ka mid ahaa raggii ugu mayalka adkaa ee lagu bartay colaaddii Waqooyiga Itoobiya ayaa noqonaya mid maamuulkaas ka saara xilligan kala guurka ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this