The Zack Posted February 10, 2010 "Dib u gurasho waa xeelad dagaal" Al-shabaab oo ka daldalanaya Bakaaraha iyo Dayniile Ururka Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka daldalanayo goobihii uu ugu xoogbadnaa magaalada Muqdisho sida suuqa Bakaaraha iyo Dayniile ka dib markii ay soo baxday in DKMG ay weerar xoogan ku ekayn doonto goobaha kooxaha mucaaradku kaga sugan yihiin magaalada Muqdisho. Telefishano caalami ah oo soo xiganaya illo wareedyo hoose ayaa shaaciyey in Ururka Al-shabaab uu Suuqa Bakaaraha kala baxay wax alaale wixii hub ahaa ama gaadiid ahaa ee u yaalay Saldhiga weyn ee uu ku lahaa Suuqa Bakaaraha iyo degmada Dayniile. Lama garan karo sababta Al-shabaab ku qasbaysa in hubka waa weyn iyo gaadiidka dagaal ay kala baxaan saldhigyadii lagu yiqiinay waloow loo fasiri karo inay salka ku hayso xeelad militeri waa tii horey loo yidhi "dib ugarasho waa xeelad dagaal". Si kastaba ha ahaatee waxaa maalinba maalinta ka dambaysa sii kordhaya daryaanka durbaanka colaadeed iyo diyaar garowga kooxaha isaga soo horjeeda siyaasada Somalia. Dhanaan.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 10, 2010 Getting ready to run to the bushes again ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 10, 2010 Yea these guys never stop to amaze me, they claim they are there for jihad but they still run away every time they are attacked.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 10, 2010 lol, the funny thing is getting news of Dayniile and Bakaaraha from Dhanaan.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 10, 2010 How do you know what website published this news first? Midda kale, does that really matter? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 10, 2010 If you get Muqdisho news from CNN in the USA i'm sure Dhanaan is closer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 10, 2010 yaaqay naga dhaafa maalaayacniga, warka Xamar Shabeelle & HornAfrik ayaa laga dhegeystaa/akhristaa, finito. Midda kale Shabaab suuqa Bakaaraha saldhig kuma laha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 10, 2010 Telefishano caalami ah oo soo xiganaya illo wareedyo hoose ayaa shaaciyey in Ururka Al-shabaab... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 10, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: If you get Muqdisho news from CNN in the USA i'm sure Dhanaan is closer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 10, 2010 lool, Camiraaye threadk-ka kore akhriso! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 10, 2010 Originally posted by Maaddeey: yaaqay naga dhaafa maalaayacniga, warka Xamar Shabeelle & HornAfrik ayaa laga dhegeystaa/akhristaa, finito. Midda kale Shabaab suuqa Bakaaraha saldhig kuma laha. You can't be serious...tSince when did the geographical location of a website's editor become an important factor. Plus, how do u know if dhanaan.com doesn't have reporters in xamar? Mise u r stereotyping by clan? Hornafric and shabeelle bas ah baa la dhageystaa ku ye looooool. P.s. good point jaceylbaro, some people read somali news on cnn.com, as a matter of fact I am sure I have seen this same dude posting links from foreign sites... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted February 10, 2010 Originally posted by Maaddeey: yaaqay naga dhaafa maalaayacniga, warka Xamar Shabeelle & HornAfrik ayaa laga dhegeystaa/akhristaa, finito. Midda kale Shabaab suuqa Bakaaraha saldhig kuma laha. Yacni waxad ka wada miya laheystayasha aya laga wareysta warka xundhurtisa. War jiiraba caakaru iman. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 10, 2010 Juje, billaahi Calayk, ma waxaad rumeysantahay in Shabaab Bakaare & dayniile ka dal-dalanayaan sida website-ku sheegayo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 10, 2010 ^Are you a strong Alshaab defender(supporter) or a weak one? Maadsade intay dheheen ayey kaa tageen ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 10, 2010 ^what do u think? On a different note, sheekada aad troll-ka ku qortay source-geeda ka daba gee Quote Share this post Link to post Share on other sites