Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare?

Recommended Posts

Deeq A.   

Senatorial galahad aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah kulan ku leh xaruntooda Magaalada Muqdusho, iyaga oo ka doodaya Ajandayaal dhowr ah.

Ajandaha kulanka ayaa kala ah:
1.Akhrinta Sedexaad ee Hindise Sharciyeedka Dhowrista Xogta.

2. Akhrinta Labaad ee Hindise Sharciyeedka Socdaalka Soomaaliyeed

3. Akhrinta Labaad ee Hindise Sharciyeedka Horumarinta Iyo Maareynta Kaluumaysiga Soomaaliyeed.

Galahad aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe meel mariyay Hindise Sharciyeedyo dhowr ah,kuwaas oo kasoo gudbay galaha Shacabka Baarlamaanka Federalka oo gudbay Madaxweynaha oo la saxiixay.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this