Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Magaalada Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo ka kooban xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Goboleedka  Galmudug ayaa  garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud kusoo dhaweeyay Madaxweynaha (Laftagareen),

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Magaalada Baydhabo uga qeybgalay shirka Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya madaxda dowladda Federalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku sugan mas’uu;iyiin kale duwan sida Ra’iisulwasaare Xamase, Yuusuf Xuseen Jimacaale Madaale iyo guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaliya.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this