Sign in to follow this  
Deeq A.

Xidlhibaan ka baxay & Xidlhibaan ku biiray Golaha Degaanka Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   
Caydaruus Cabdisamad Maxamed ayaa noqdey xildhibaan cusub oo ka mid ah Golaha deeganka ee Hargeysa .
caydaruus.jpg
Xildhibaankan cusub ayaa buuxin doona Marxuum Ismaaciil Sheekh Muuse oo maanta geeriyoodey kana mid ahaa Xildhibaanada Golaha Deeganka Hargeysa .
geeri.jpg
Alleh ha u naxariisto Marxuum Xildhibaan Ismaaciil Sheekh Muuse

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this