Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland oo war ka soo saartay maxaabiis lagu soo qabtay dagaalkii Laascaanood oo ku xidhan Jeelka weyn ee Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in shalay wafdi ka socda hay’addaha Laanqayrta cas iyo bisha cas ay booqdeen maxaabiista ku xidhan Jeelka weyn ee Hargeysa kuwaas oo lagu soo qabtay dagaalkii Laascaanood.

Wasaaradda Caddaaladda Somaliland ayaa sheegtay in maxaabiistaasi loola dhaqmay si wanaagsan islamarkaana loo dhammaystiray dhammaan waxyaabaha uu u baahan yahay qofka maxbuuska ahi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this