Deeq A. Posted March 15, 2023 Alle ha u naxariisto Ismaaciil Muuse Sheekh Aadan wuxuu ka mid ahaa Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Hargaysa ayaa goor dhawayd Geeriyooday. Marxuumka ayaa muddo Xanuun u jiifay , Geeridda Marxuumka waxaa xaqiijiyay Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare isaguna ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa. Source Share this post Link to post Share on other sites