Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka, UK iyo Australia oo ku heshiiyay mashruuc nukliyeer ah oo ka cadheysiiyay Shiinaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Mareykanka, Australia iyo Britain ayaa daaha ka rogay faahfaahin ku saabsan qorshaha lagu siinayo Australia horraanta sannadka 2030-ka maraakiibta gujiska ee ku shaqaysa tamarta nukliyeerka si ay uga hortagi karaan hamiga Shiinaha ee badweynta Indo-Pasific.

Qorshahan ayaa ka cadheysiiyay Shiinaha

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this