Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumada Muuse Biixi oo Itoobiya u Dirtay Madax-dhaqameedkii ku banjaray Caynaba qaarkood

Recommended Posts

Deeq A.   
Xukumada Muuse Biixi ayaa dalka Itoobiya u dirtay 8 xubnood oo ka mid ahaa madax dhaqameedkii hore Xukumada Somaliland ugu dirtay Magaalada Caynaba  ee muddo Halkaa fadhiyey Balse ku hungoobay inay la kulmaan Isimada Beelaha Sool clan.
xubnahan Madax-dhaqameedka ka tegay Hargeysa ayaa la filaayaa inay Adis-ababa kula kulmaan isimada Beelaha Sool clan Qaarkood.
Dhinaca kalena Madaxweyne Muuse Biixi ayaa qasriga Madaxtooyada Kulan kula yeeshay Madaxdhaqameedkaa uu u igmaday unay u anbabaxaan Adis-ababa.
salaadiin.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this