Sign in to follow this  
Deeq A.

Gaadiid Kala Xidhay Wadada Dekeda Ay Ka Galaan Gaadiidka Xamuulka Qaada Iyo Sababta,

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaadiid Kala Xidhay Wadada Dekeda Ay Ka Galaan Gaadiidka Xamuulka Qaada Iyo Sababta,

Gaadiidka Xamuulka Ka Qaada Dekeda Berbera ee Loo Yaqaan Tareelada Ayaa Goordhaweyd Kala Xidhay Wadada Ay Gaadiidku Dekeda Ka Galaan Iyagoo Ka Cabanaya Shaqadii Ay Lahaayeen ee Daabulka Badeecadaha ee Lageynayo Free Zone-ka Ay Shirkada Dekeda Maamusha ee DP World Iska Hortaagtay Waxaanay Shirkadu Ku Daabulaysaa Badeecadihii Lageynaayay Suuqa Xorta Ah Ama Free Zone-ka Gaadiidkii Shirkadu Lahayd ee Loogu Talgalay Inay Kadhex Shaqeeyaan Deked Gudeheeda oo Kaliya Maadamoo Aanay Lahayn Lambar Lana Cashuurin Lacagta Wado Maristana Aanay Bixinin.
Goobta Ay Wadayaasha Gaadiidku Kala Xidheen ee Ay Gaadiidkooda Ku Gooyeen Ayaa Waxa Gaadhay Ciidamada Booliska oo Ku Amray Inay Wadada Furaan, Wayse Diideen Darwalada Gaadiidku Waxaanay Dalbadeen In Loogu Yeedho Maamulada Gobolka Iyo Degmada Si Ay Tabashadooda Ula Wadaagaan, Ilaa Hadana Wadadii Way Xidhantahay Ciidankiina Waa Joogaan Waxaana La Sugayaa Maamulkii.
335835546_649225530299434_53824244428677
335836830_511618247620144_60013903121139
335831897_593301545755606_24546853784610
335863950_519744493668553_11342394491321
All reactions:

2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this