Deeq A. Posted March 15, 2023 Madaxweyne Muuse Biixi ayaa la filayaa in maalinta berri ah safar ugu baxo Dalka Itoobiya . Madaxweynaha ayaa xoguhu sheegayaan in martiqaad uu ka helay dalkaas oo isagu wada dhex dhexaadinta dagaalka Laascaanood sidii loo joojin lahaa . Sidoo kale waxaa galabta isna Addis Ababa gaadhey madaxweynaha Puntland Siciid Deni . Somaliland ayaa dhawr jeer ku eedeysay dawlada Puntland inay qeyb ka tahay dagaalka Laascaanood , waxaana Siciid Deni laftiisa ay dawlada Itoobiya kala hadli doonta arimahaas dagaalka Laascaanood Qaran News Share this post Link to post Share on other sites