Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Xukun Toogasho ah

Recommended Posts

Deeq A.   
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka ayaa xukun Toogasho ah ku fulisay sedex ruux, kuwaas oo horey maxkamaddu dil ugu xukuntay.
Shakhsiyaadkaan ayaa waxaa lagu soo eedeeyay la shaqeynta Al-shabaab iyo in ay u fududeeyeen qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo ka dhacay Caasimadda dalka.
1-Maxamed Cabdulle Abkow Cumar (Biyamaalow).
2-Shariif Maxamed Barqadle Ayaanle (Jeego).
3- Maxamed Cabdi Nuur Jiirow (Dhaqtar Fanax).
Laba kamid ah sedexda ruux ee ka toogtay ayaa lagu sheegay in darajada ciidanimo ay ka gaareen Sarkaal, halka midka sedxaad uu ahaa Dhaqtay.
Maxkadda darajada koowaad ee koowaad ee ciidaamada qalabka ayaa moddooyinkii dambe fulisay dhowr qisaas, taas oo laga oo dad lagu xukumay dil toogasho.
Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this