Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhacdo Cajiiba

Recommended Posts

Deeq A.   
Dhakhtar u dhashay Dalka Sacuudi Carabiya Oo Lagu Magacaabo Dr. Abdullah Al-Rabiah Ayaa La Kulmay wiilal Mataano Ah Oo 12 ka hor Uu Ku guulaystay Qaliin Uu Ku Kala Jaray ka dib markii Ay ku dhasheen iyagoo isku dhagsan.
Mataanahani Oo wadan Ahaan Ka soo jeeda Dalka Jordan Ayaa Magacyacdoodu kala Yihiin Mohammed and Amjad Waxana Allah Suura Galiyey in markale Ay kulmaan iyagoo dad waa weyn noqday .
335494291_3526755810887665_3330539841371
335632431_1951932755149805_6392679118020
335607825_3494578644194048_4040344361755

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this