Deeq A. Posted March 14, 2023 Dhakhtar u dhashay Dalka Sacuudi Carabiya Oo Lagu Magacaabo Dr. Abdullah Al-Rabiah Ayaa La Kulmay wiilal Mataano Ah Oo 12 ka hor Uu Ku guulaystay Qaliin Uu Ku Kala Jaray ka dib markii Ay ku dhasheen iyagoo isku dhagsan. Mataanahani Oo wadan Ahaan Ka soo jeeda Dalka Jordan Ayaa Magacyacdoodu kala Yihiin Mohammed and Amjad Waxana Allah Suura Galiyey in markale Ay kulmaan iyagoo dad waa weyn noqday . Qaran News Share this post Link to post Share on other sites