Kashafa Posted July 16, 2007 Dagaaladan mid ka mid ihi waxa uu ka dhacay 10/7/07 Badhtamaha Dagmadda Dhamaan, ee gobalka Godey, dagaalkan ayay Mujaahidiintu weerar kadis ah waxay ku qaadeen xero ay ka daganyihiin Ciidmada Tigreegu dagmadda Dhamaan waxayna halkaa ku dileen tiro badan oo ka mid ah ciidmada Wayaanaha, iyagoo halkaa ku gubay Sedex ka mid ah gawaadhida Ciidamada Itoobiya Dagaalkan kale ayaa isna ka dhacay jidka u dha xeeya Dagmadda Barmiil iyo tuuladda Gudhis, ee gobalka Nogbeed, dagaalkan oo ahaa mid dhabo gal ah oo cutub ka tirsan kuutadda Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ay jidka ugaaleen Laba baaur oo ay wateen ciidmadda gumaysiga Tigreega ayay sheegeen inay halkaa kaga dileen 26 ka mid ah ciidmadda wayaanaha ayagoo halkaa kaga dhaawacay tiro intaa ka badan Cutubkan ayaa sheegay Alle mahadii in uuna xagooda kasoo gaaadhin wax khasaare ah haba yaraadee si nabad galiyana ahna ay ugu laabteen goobihii laga soo qorsheeyay howlgaladan Barakaysan. Of course our dhabo-dhilif contingent will mourn the losses suffered by our beloved friend and ally: the burnt armoured trucks, the dead soldiers, and all(feel free to express your feelings and commiserate with the killed 'gacal' soldiers).....but the rest of us Somali-Somalis can rejoice in another victory, or to put it in af-Soomali, 'dharbaaxo-kulul' handed to the Tigray colonial occupier. Forward march, Men of the Muqaawama. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted July 16, 2007 ilahaiy guul hasiiyo ragaas haqooda u diriiraaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites