Deeq A. Posted March 14, 2023 Waxa la yidhi; rag waxa ugu liita nin aan talo lahayn talona aan qaadan. Wax aan jab iyo hoog ahayn lagama dhaxlo. Waa ta Somaliland maanta haysata Allah ha u sahlo eh. Muuse Biixi waa ninkaa. Talo ma laha talona ma qaato Waxa Qoray:-Ali Yussuf Qaran News Share this post Link to post Share on other sites